Canada oo been abuur ku tilmaantay war uu faafiyay Wasiirka arrimaha Dibadda Kenya

Dowladda Kenya ayaa si adag u beenisay war uu faafiyay wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Alfred Mutua , kaa oo sheegay in dadka shaqo doonka ah ee u dhashay Kenya si sahlan ku tagi karaan dalka Canada. Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Alfred Mutua ayaa sheegay in dowladda Canada kula heshiiyeen in fursado shaqo oo … Continue reading Canada oo been abuur ku tilmaantay war uu faafiyay Wasiirka arrimaha Dibadda Kenya